|

Xoghayaha Siyaasada Xisbiga Ucid laantiisa Uk Mudane Siciid Xariir Diiriye ayaa Edayn kulul u soo jeediyeyey Xukumada Somaliland

London12Feb13(SDN) xoghayaha siyaada xisbiga  Ucid laantiis UK  mudane siciid xariir diriiye oo Xukuumada ku eedeeyey inay fara galin ku hayso Golaha Wakiilada oo khilaaf ba’ani ka dher aloosan yahay, iyagoo dhan ka kalena soo dhaweeyey dhex dhexaadinta ay Golaha Guurtidu ka dhex wado sidaasi waxa u  u shegay waraysi shabakada qurbe joog  waxana uu soo dhawayey hadalkii iyo warysigii uu siyey tvga universal gudoomiyaha sadexaad ee xisbiga Ucid mujaahid cali gurey waxa kale  u  hambalyey Golaha Guurtidda Somaliland qaasatan Odayga inoogu weyn ee rugcadaaga ah ee Xaaji Cabdi Kariin oo kaalin weyn ka qaatay dhexdhaxaadinta Arrintan qilaafka Baarlamaanka waxaanu Guurtida u rajaynaynaa in ay ku guulaystaan hawshooda, shacab ahaan iyo xisbi ahaanba waanu ku hanbalyaynaynaa Xildhibaanadana waxaanu kula dardaarmaynaa in ay u hogaansamaadaan Talada iyo Tusaalaynta Golaha Guurtida oo ah Gole aanu ku faano. waxa kale ugu baqay tageerayasha xisbiga ucid ee uk inay ka qayb qataan hananka cusub ee uu hogaanka u yahay musharaxa madaxwaynaha jamaal cali xuseen iyo cabdirashiid xasan mataan waxana uu bogadin u diray shacabka reer burco iyo berbara iyo borama oo shegay waxay xuseen tageerista xisbiga ucid gabaagadi waxa ugu baqay reer uk inay meel uga soo wada jeedsadaan kana qayb qataan soo dhawaynta gudoomiyha sadexaad ee xisbiga ucid mujaahid cali gurey

 

Xoghayaha Siyaasada Xisbiga Ucid laantiisa Uk Mudane Siciid Xariir Diiriye

00447946893675

Comments are closed