Mujaahid Cali gurey Oo Waraysi Kaga Hadlay Xaalada Dalka , “Axmed Siilaanyo Waxaa Magaciisa Xumaynaya, Kooxda Hadimada Somaliland
London 15Feb14(SDN)Tvga Caalamiga ee Universal aya waraysi xiiso badan siyey Mujaajid Cali Gurey gudoomiyaha sadexaad ee xisbiga ucid isaga oo ka hadlay waxyaalo badan oo aan siyaasi hore oo somaliland aanu k u dhicin isaga oo ka hadlaya xaqiiqada dhabta ee tala taas oo dawayashii xiiso galiyiey iyo wariyaha daadihinayey baraamijka oo ah mid isagu khibrad u leh daadihinta baramijka oo fursad geesinimo ah siyey gudoomiyha sadexaad ee xisbiga daawasho wacan