|

Mujaahid Cali Guray oo Markii 1aad Sharaxay Sababta uu Madaxweyne Siilaanyo ugu Bixiyay Abaal Laawe {DAAWO}

London 11.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiye ku xigeenka 3aad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf oo Socdaal Hawleed ku Jooga dalka Ingiriiska ayaa Si Qoto dheer uga hadlay Xaalada dalka,Kacdoonkii Siyaasadeed ee ka dhex Curtay Golaha Wakiilada ee Somaliland, Taariikhda iyo Waayo aragnimadiisa Siyaasadeed iyo Arrimo kale oo dhinacyo badan taabanayay.

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray ayaa Waraysigan Siiyay Telefishanka Universal

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

 

Comments are closed