|

Wasiirada Ganacsiga iyo Duulista Hawada oo Iftiimiyay Socdaal ay Ku Joogaan Isu Taga Imaaraadka {DAAWO}

Dubai 13.Jan 2014 (SDN)-Wasiirrada wasaaradaha  Duulista hawadda iyo Gaadiidka cirka iyo Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa ka hadlay socdaal shaqo oo ay ku joogaan dalka Imaaraadka carabta oo ay sheegeen inuu la xidhiidho sidii maalgashadeyaal caalami ah loogu soo jiidi lahaa dalka.

Wasiirradani waxay sheegeen inay kulamo la yeelan doonaan shirkado kala duwan oo ay ka heleen marti-qaad rasmi ah.

QH6A9882 QH6A9884 QH6A9885 QH6A9886 QH6A9887 QH6A9889 QH6A9891 QH6A9896 QH6A9925

Dubai SDN.

Qurbejoog.com

 

Comments are closed