Gudoomiyaha Gobolka Togdheer oo Sababta Iscasilaadiisa ku Macneeyay Arrimo Caafimaad {DHAGAYSO}
Hargaysa 11.Jan 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Axmed Cumar Xaaji C.laahi Xamarje ayaa maanta faahfaahin ka Bixiyay Iscasilaada uu u Gudbiyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland .
Warkan oo ilaa Shalay Hadal hayntiisu ay dhegaha Shacabka ku badnayd ayaa Sheegay in Iscasilaadiisu ay la Xidhiidho Sababo Caafimaad oo uu u Wadan kari Waayay Shaqadii uu Qaranka uga Mas’uulka ahaa.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/IscasilaadaXamarje.mp3″]
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso Hadalka Gudoomiye Xamarje
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com