Weftigii Madaxweynaha oo Gaadhay Addis Ababa,iyo Wasiirka Arrimaha Dibada oo ka hadlay {DAAWO}
Addis Ababa 10.Jan 2014 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu Hogaaminayay ayaa Gaadhay Xarunta Dalka Itoobiya ee Magaalada Addis Ababa.
Madaxweynaha Somaliland oo Marti qaad rasmi ah ka helay Dawlada Itoobiya ayaa Waxaa Madaarka Addis Ababa ku Soo Dhaweeyay Weftigii Xukuumada Somaliland u Matalayay Wada hadalada Somaliland Iyo Somalia oo ku Sii Sugnaa Magaalada Addis Ababa.
Addis Ababa SDN.
Qurbejoog.com