Muxuu Wasiirka Arrimaha Dibadu ku Sababeeyay Dib u Dhaca Wada Hadaladii Somaliland iyo Somalia {DHAGAYSO}
Hargaysa 05.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland Md.Maxamed Biixi Yoonis ayaa ayaa Maanta Shirjaara’id oo uu ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Hargeysa, waxa uu ku dhawaaqay in dib ay u dhaceen markii saddexaad wadahadladii u dhexeyey Somaliland iyo Somaliya oo la fillayey in ay qabsooman Maalinta salaasada ee Todobaadkan.
Wasiirka Arrimaha Dibadu Waxaa kale oo uu ka hadlay Eedaymo ay Xisbiyada Mucaaridka ahi u soo Jeediyeen oo ku Saabsan Sababta looga reebay Ergada Metelaysa Somaliland Maadaama hore loogu Heshiiyay in arrimaha danta qaran si isku duubni ah loogu hawl galo .
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso Hadalkii Wasiirka Arrimaha Dibada
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Dibudhaca5.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com