Nuxurka Warbixinta Agaasimaha Fulinta ee Komiishanka Xakamaynta AIDS ee Golaha Wakiilada {DHAGAYSO}
Hargaysa 04.Jan 2014 (SDN)- Agaasimaha Fulinta ee komishanka xakamaynta xanuunka aidska oo madanayaasha uga warbixiyey qabyo qoraalka xeerka komishanka xakamaynta Aids-ka Md.Cabdi Cali Jaamac ayaa sheegay in xeerkan maanta Golaha horyaal ee qabyo qoraalka ah ,uu yahay mid lagu Aas aasaayo komishanka xakamaynta Aads-ka,xeerkaaas oo daryeeli doona dadka la nool xanuunka H.I.V-ga Aidska isla markaana qofka xanuunkani la nool ee si badheedh ah Bulshada ugu waxyeeleeyo xanuunkana in xeerkani qeexi doono talaabadda sharci ee laga qaadaayo.
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalka Agaasimaha
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Solnac(1).mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com