|

Maxaa ka soo Baxay Cabashadii Booyadlayda biyaha iyo Gudidii Golaha Guurtida {DHAGAYSO}

Hargaysa 04.Jan 2014 (SDN)- Xildhibaan C/qaadair maxamed xasan  oo Gudoomiye u ah  Guddi Goluhu uxilsaaray inay ka soo warbixiyaan arrinta Booyadahaas  magaalada Hargaysa ayaa sheegay inay kulamo xog waraysi ah  la yeesheen wasiiradda wasaradaha  maaliyadda , arrimaha Gudaha wasiirka biyaha ,mareeyaha wakaaladda Biyaha iyo Guddida Gaadiidlayda  Booyadaha ,waxaanu xildhibaan c/qaadir tilmaamay in  xeerka Golaha Baarlamaanku ansixiyeen aanu gaar u ahayn gaadiidka booyadaha .

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Warbixinta Gudida Guurtida
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Indho(1).mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed