|

“Waxaa Laygu Yidhi anigu Waan Maqnaaye Sadex Cisho ayuu Mudaharaadkani Socday” Wasiirka Arrimaha Gudaha {DHAGAYSO}

Hargaysa 28.Dec 2013 (SDN)- Xukuumada Somaliland ayaa Sheegtay in aanay Diyaar u ahayn in Mar kale uu Mudaharaad inagaga Dhintaan Dad inaga Mid ah Waxaa kale oo ay Ka Hadashay Qaabka ay Uga Wada Hadlayaan Booyadaha Biyaha Gaadhsiiya Degsiimooyin ka Mid ah Caasimada kadib markii uu Maanta Kacdoon Biyo la’aaneed ka dhashay arrintan.

warancade iyo KulankiiWasiirka Daakhiliga iyo Madax kale oo  maanta tagay goobaha mudaharaadku ka socdo ee degmadda Maxamuud Haybe ee caasimadda Hargeysa ayaa dadweynaha la hadlay waxaanu sheegay in ay xukuumadda iyo Gudida Gaadiidka Booyaduhu ay Wada Hadal ka Yeelanayaan Lacagta Cashuurta ah ee lagu Kordhiyay.

Halkan Ka dhagayso Hadalkii Wasiirka iyo Afhayeen u hadlay Gudida Gaadiidka Booyadaha ayaa Sheegay inay dhankooda si rasmi ah u bilaabeen hawshii ay Shacabka u hayeen ee biyo dhaamineed Isagoo arrintaas iyo Qodobadii ay Wasiirka Arrimaha Gudaha ka wada hadleen.

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Afhayeenka Booyadlayda
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/KulankiiWasiirkaiyoB.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed