|

Burco oo Xaaladeedu Degan tahay,iyo Xubnihii Wasiirada ahaa oo Sheegay inay soo afjareen Shaqaaqadii Dhimashada iyo Dhaawaca Sababtay {DAAWO}

Burco 23.Dec 2013 (SDN)- Hal Qof ayaa ku dhintay laba kalena way ku dhaawacmeen Isu soo bax rabshado ka dhasheen oo ka dhacay maanta Magaalada Burco,iyadoo Mudaharaadayaashu ay ka Cabanayeen Bedelaad lagu sameeyay Taliyihii Qaybta Booliska ee Gobolka Togdheer .

Wasiirada Xanaanada Xoolaha,Qorshaynta Qaranka,Beeraha, iyo Horumarinta Miyiga oo ay Weheliyaan Maamulka Gobolka Togdheer iyo ka Degmada Burco ayaa Galabta Sheegay inay ku Guulaysteen soo Afjarida Shaqaaqadaas.

Burco SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed