Wasiirada Diinta iyo Ciyaaraha oo ka hadlay Ahmiyada ay Leeyihiin Caruurta baahiyaha Gaarka ah qaba {DHAGAYSO}
Wasiirada wasaaradaha Diinta iyo Awqaafta ,Ciyaaraha iyo wasiiru dawlaha wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ayaa maanta ka qayb galay Kulan lagu maamuusayey Caruurta Baahiyaha gaarka ah qabta, isla markaasina loogu doodayo Xuquuqdooda aasaasiga ah.
Kulankan oo lagu qabtay, xarunta caruurta baahiyaha Gaarka ah qabta ee magaalada Hargeysa, ayaa waxa si wada jir ah u soo qaban qaabiyey wasaarada waxbarashada iyo Ururka SASE oo ah ururka Gacanta ku haya xarunta caruurta Baahiyaha Gaarka ah qaba ee magaaladda Hargeysa.
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso hadaladii Wasiirada Diinta iyo Ciyaaraha
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Caruurtabaahiyaha1.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com