Kulan lagaga hadlayay Siyaasada Wershadaha oo Hargaysa lagu qabtay
Hargaysa 01.Dec 2013 (SDN)- Wasiirka wasarada qorshaynta qaranka Oo Ay Weheliyaan Agaasimayaasha Guud Ee Wasaradaha warshadaha, xanaanada xoolaha iy Qaar Ka Mid ah Warshalayada Dalka shiinaha ayaa maanta ka qayb galay Kulan Lagu Gorfaynayo Siyaasada Warshadaha Dalka
Agaasimaha Guud Ee Wasarada Xanaanada Xoolaha Axmed Maxamuud Cagawayne iyo agaasimaha guud ee wasaaradda wershadaha Ayaa Halkaasi ka hadlay Iyagoo Tilmaamay Inay soo Dhawaynayaan Siyaasadada Warashada Dalka Oo lagu Dhiqi Doono.
Mr David Oo ka socda Warashadlayda Wadanka Shiinaha ayaa isaguna sheegay Inay ad Ugu Faraxsanyihiin In La Dajiyo Siyaasad Lagu Dhaqayo Warshada Dalkan Somaliland.
Wasiirka wasarada qorshaynata qaranka Md sacad cali Shire ayaa si Xeel Dheer Ugu Sheekeeyay Siyaasada Wasaarada warashadaha iyo Qorshaha Uga Meel Yaala Ka xukuumad Ahaan ,waxana uu Faah Faahin Ka Bixiyay Sida dalku Ugu Baahan yahay In Laga sameeyo Warashado Isla markaan Dadku Ku dhiiradan.
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com