|

(DHEGEYSO) Xildhibaan Siciid Maxamed Cali:Raaisul wasaaraha iyo Madaxweynuhu Isma Khilaafin ee Xildhibaanaa dabada ka wada ismaan dhaafka

Muqdisho Dec 01,2013(SDN)-Waxa Dhawaan magaalada Muqdisho lagaga dhawaaqay dalad kulmiday 60 xildhibaan oo la baxay dalada Hiil Dastuur iyo Dimuqraadiyad.

Daladan ayaa tiroba dhawr jeer soo saartay Dhanbaalo lagu dalbanayo ku dhaqanka Dastuurka iyo nidaamka Dimuqraadiyadeed.

Khilaafka baahay ee u dhexeeya Madaxweynaha Soomaaliya Md Xasan Sheekh iyo Raiisul wasaare Md Cabdiqadir Faarax Shirdoon Saacid oo haatan xalkiisu horyaal Baarlamaanka Soomalaiya ayaa la sugayaa in uu dhawaan gudo galo dood xal looga gaarayo khilaafka.

Hadaba si aanu wax uga ogaano arinkan ayaanu khadka Telephone-ka kula xiriirnay Xildhibaan Siciid Maxamed CaliĀ  oo dalada Hiil Dastuur iyo Dimuqraadi aanu xaladan ka wareysanay.

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/hiil.MP3″]

dhegeysoHALKAN GUJJI SI AAD U DHEGEYSATO WAREYSIGA XILDHIBAAN SICIID MAXAMED CALI

SDN-Muqdisho
contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed