Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Kulan la Qaatay Waxgaradka Gobolka Togdheer,Maxay ka Yidhaahdeen Qabsoomida Shirka Dooda Qaran {DAAWO}
Burco 29.Nov 2013 (SDN)-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo Maalmihii u danbeeyayba ku Sugnaa Magaalada Burco waxa uu kulan kula yeeshay Qaybaha kala duwan ee Bulshada.
Madaxweyne Ku Xigeenka Waxaa Kulankaasi ku Wehelinayay Wasiirka Wasaarada Xannaanada Xoolaha Dr Cabdi Aw Daahir Cali, Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Axmed Cumar Xaaji C.laahi Xamarje
Burco SDN.
Qurbejoog.com