Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Xadhiga ka Jaray Mashaariic laga Hirgaliyay Magaalada Burco,Kuwo kalena dhagax dhigay {DAAWO}
Burco 28.Nov 2013 (SDN)- Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo ku sugan Xarunta Gobolka Togdheer ee Magaalada Burco ayaa Maanta Xadhiga ka Jaray kuwo kalena Dhagax dhigay kuwaas oo ay ka Mid Yihiin Kawaan Casri ah oo laga Hirgalinayo Magaalada Burco,Mashruuca Banka Aroori.
Madaxweyne Weyne ku Xigeenka Somaliland waxaa Socdaalkan ku Wehelinayay Wasiirka Xanaanadda Xoolaha Dr Cabdi Aw Daahir. Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Axmed Cumar Xaashi C.laahi Xamarje iyo Mas’uuliyiinta Heer Degmo ee Magaalada Burco.
Burco SDN.
Qurbejoog.com