|

Midowga Yurub iyo Somaliland oo Heshiis Horumarineed kala Saxeexday {DHAGAYSO}

Hargaysa 28.Nov 2013 (SDN)- Madaxwaynaha Somaliland Md, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa heshiis horumarin ah la saxeexday wufuud ka socday dalalka Ingiriiska Iyo Dermark, waxaana heshiiska joogay safiirrada labadaa dal u jooga Nairobi. Heshiiskan oo khuseeya mashruuca sanduuqa horumarinta Somaliland oo a iska kaashanayaan labadaasi dal, ayaa heshiiska ka dib waxa ka hadlay Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, waxaanu yidhi “Halkan waxa lagu kala saxeexday heshiis ka dhexeeya Somaliland iyo dalalka Ingiriiska iyo Denmark, hawshana waxa maamulaya DFID iyo DANIDA, waxaad arkaysaan in adduunku inagu aaminayo inaynu lacaga maamuli kareyno.”.

Guji oo Halkan ka dhagayso hadaladii Wasiirada iyo Safiirada
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/heshiiska28.mp3″]
mid3 mid2 mid1

Hargeisa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed