Agaasimaha Sama falka ee Wasaarada Dibu dejinta oo Raashin u qaybisay Qoysaska danyarta ah ee Xaafada State House ee Hargaysa {DHAGAYSO}
Hargaysa 13.Nov 2013 (SDN)- Agaasimaha samofalka marwo amina maxamuud diiriye ayaa maanta deeq raashin gaadhsiisay 36 qoys oo ka mid ah dadka danyarta ah ee degan xaafada state house ka ee magaalada hargaysa.
Deeqdaasi oo ka koobnayd raashin isagu jira bariis ,daqiiq iyo sonkor ayaa agaasimaha samofalka marwo amina maxamuud diiriye oo ka hadshay halkaasi ayaa sheegtay in deeqdani ay ka mid tahay deeqaha xukuumadu ku taakulaynayso dadka danyarta ah eek u waxyooloobay dhawaaan dabkii halkaasi ka kacay ee gaystay khasaarrihii dhimishada iyo dhawwacaba lahaa waxaany intaa ku dartay in xukuumadu ay ku dadaalayso sidii au daryeel iyo gargaar ugu fidin lahayd dadka baahan.
Guji halkan si aad Mobilkaaga ugu dhagaysato hadalka Agaasimaha Samofalka
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Agsamofalka13.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com