|

DAAWO:Barnaamijka Dareenka Shacabka iyo Siyaasiga iyo Falaqeynta shirka Qaran ee mucaaridka

London Nov 13,2013(SDN)-Barnaamijka Dareenka Shacabka iyo Siyaasiyaga ee ka baxa TV-ga Horn Cable ayaa lagu falanqeeyay shirka Qaran ee ay wada jirka ugu dhawaaqeen labada xisbi Qaran ee Jamhuuriyada Somaliland.

Dooda oo nin waliba dhankiisa u jiidayay fasiraada shirka qaran ee Mucaaridku ku baaqeen ayaa waxa ka muuqday saska ay qabaan xukuumada iyo taageereyaasheeda.


 

Comments are closed