|

Gudoomiye ku xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI oo xukuumadda madaxweyne Axmed Siilaanyo usoo jeediyey dhaliilo is barkan

Hargaysa 25.October 2013 (SDN)- Gudoomiye ku xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md. Qaasim Sh. Yuusuf Tubeec ayaa xukuumadda madaxweyne Axmed Siilaanyo usoo jeediyey dhaliilo is barkan.

Gudoomiye ku xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Md. Qaasim Sh. Yuusuf Tubeec oo saaka ka qaybgalay xaflad balaadhan oo ay ku qalinjabinayeen 230 arday oo ka baxay maxadka Bilaal Collage ayaa ka hadlay weerarkii lagu qaaday xildhibaan maxamed faarax qabile iyo arrimo kale oo badan

Comments are closed