|

Nuxurka Khudbada uu Wasiirka Madaxtooyadu ka Jeediyay Magaalada Ceerigaabo {DHAGAYSO}

Ceerigaabo 15.October 2013 (SDN)-Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Mudane Xirsi Xaaji Cali Xasan oo Hogaaminaya Wefti ku Sugan Magaalada Ceerigaabo ayaa Shacabka ku dhaqan Magaaladaasi kala qayb galay Tukashada Salaada Ciidul Adxa.

Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi oo hadal ka Jeediyay Fagaaraha Beerta Xoriyada ee Daalo ayaa ka waramay ahmiyada balaadhan ee ay dalka iyo dadkaba u leedahay Wadada isku Xidhaysa Magaalooyinka Ceerigaabo iyo Burco oo rafaad ba’an ku haysay dadka iyo gaadiidka isla markaana ay dhibaato badan kala kulmi jireen.

Wasiirka Madaxtooyadu waxa uu ugu baaqay inay is barbar taagaan Hirgalinta Riyada ah in la dhiso Wadadaas .

IMG_4448 IMG_4454 IMG_4455 IMG_4464 IMG_4466 IMG_4481 IMG_4489 IMG_4491 IMG_4492 IMG_4497 IMG_4501

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Khudbada Wasiirka Madaxtooyada

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Xirsi14Oc.mp3″]

Ceerigaabo SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed