Dareenkii Weftiga Wasiirka Madaxtooyadu kala Kulmay Socdaalkiisii Ceerigaabo iyo Maanta (DAAWO)
Ceerigaabo 14.October 2013 (SDN)- Weftigii uu hogaaminayay Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag.
Weftiga Wasiirka oo Maanta ka soo kicitimay Degmada Ceel Afweyn oo ay Xalay u hoyden ayaa lagaga hortagay Meel 20 Km u Jirta Magaalada Ceerigaabo waxaana lagu soo Galbiyay fardo iyo Gaadiid Tiro badan .
Ceerigaabo SDN.
Qurbejoog.com