|

Wasiirul dawlaha Maaliyada oo Jawaab celin ka bixiyay Dhaliil uu Xisbiga Waddani u soo Jeediyay Odoroska Miisaaniyada {DHAGAYSO}

Hargaysa 12.October 2013 (SDN)- Wasiirul Dawlaha Wasaarada Maaliyadda Md Cismaan Cabdilaahi saxardiid (Caddaani) oo uu weheliyo agaasimaha guud ee wasaaradaasi Saleebaan Diiriye ayaa maanta shir jaraa’id oo ay xarunta wasaaradda ku qabteen waxa ay kaga hadleen warar ay ku sheegeen inay yihiin kuwo wax kama jiraan ah oo ay hore warbaahinta ku faafiyeen mas’uuliyiin ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, kuna saabsanaa miisaaniyad sanadeedka qaranka ee 2014.

Md Caddaani waxa uu ka hadlay shir jaraa’id oo ay Shalay  qabteen xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, waxana uu sheegay inay axsaabta mucaaradka ah ee maanta jirtaa ay ku hammiyaan sidii ay sumcad xumo uga sheegi lahaayeen Madaxda qaranka iyo wasaaradaha dalka.

Guji halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalka Wasiirul dawlaha Maaliyada
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/CismaanCadaani12.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed