|

War Deg Deg ah : Abwaan Cabdi Waaxid Cali Gamadiid Oo Ciidan Boolisku Ay Xabsiga u taxabeen magaalada Hargaysa.

Hargaysa12Oct13(SDN)Abwaan Cabdi waaxid Cali gamadiid Oo kamid ah Abwaanada Da’ada yar Ee reer Somaliland Ayaa  Ciidanka  Boolisku Ay U taxaabeen Xabsiga isaga Oo Ku sugnaa Gudaha Magaalda Haargeysa Gaar ahaana Hotel Dalxiis Halkaaso ay Ka Kaxeeyeen Ciidan Boolisku,

Sabadta Abwaan Cabdi waaxid Cali gamadiid Loo Xidhay ayaa Loo malaynayaa inay Tahay Gabaygii Uu dhawaan U tiriiayy Wadaanka wadanka Kenya Gaar ahaana Weerar Ka dhacay Magaalada Nairopi, Ee Suuqa Ganacsiga West gate Taasoo Uu Abwaanku Murtidiisa Ku Taageeray Dagaal yahanadii Fuliyay Isla markaana Kenya Uu Ku cambaareeyay.

Abwaankan da’da yar oo uu Ilaahay hibo u siiyay kaydinta Gabayada Soomaaliyeed inta ay mug leeyihiin  waxa uu  ku dhex  mushaaxi doonaa badwaynta suugaanta Soomaaliyeed qaabka ay u iftiimisay ahmiyadda Afka iyo Dhaqanku u leeyahay Ummadda iyo miisaankooda. – See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Ra-yiga-Dadweynaha/Ogeysiis-Abwaan-Cabdi-Waaxid-Cali-Gamadiid-Oo-Bandhig-Suugaaneed-Ku-Qabanaya-Hargeysa.html#sthash.TRFKQ41H.dpuf
Abwaankan da’da yar oo uu Ilaahay hibo u siiyay kaydinta Gabayada Soomaaliyeed inta ay mug leeyihiin  waxa uu  ku dhex  mushaaxi doonaa badwaynta suugaanta Soomaaliyeed qaabka ay u iftiimisay ahmiyadda Afka iyo Dhaqanku u leeyahay Ummadda iyo miisaankooda – See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Ra-yiga-Dadweynaha/Ogeysiis-Abwaan-Cabdi-Waaxid-Cali-Gamadiid-Oo-Bandhig-Suugaaneed-Ku-Qabanaya-Hargeysa.html#sthash.DuatV9ix.dpuf

Comments are closed