|

Soo dhawayntii Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Hadalkii uu Jeediyay {DAAWO}

Hargaysa 10.October 2013 (SDN)- Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo mudo hal todobaad ah Socdaal shaqo ugu maqnaa wadanka Turkiga ayaa galabta dib ugu soo laabtay Caasimada dalka ee Hargaysa .

Madaxweynuhu waxa uu salaan sharaf ka qaatay Cutubyo ka tirsan Ciidamada qaranka waxaanu faahfaahin ka bixiyay Booqashadii uu ku tagay dalka Turkiga iyo arrimaha ay ka wada hadleen.

Madaxweyne Siilaanyo waxaa safarkan ku wehelinayay Wasiirada arrimaha dibada,Ganacsiga, Marwada Madaxweynaha iyo Xoghayntiisa gaarka ah

 

 

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

 

Comments are closed