|

(DHEGEYSO)Xuseen Cadhoole:Afhayeenka Dalada Mucaaridka ee USN sababta ay dawladu u xirtaa waa hogaamiye hadalo cad cad

Ottawa Oct 02,2013(SDN)-Siyaasiga mucaaridka ah ee reer Jabuuti Md Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Cadhoole ayaa warbixin uu naga siiyay xaaladihii siyaasadeed ee u danbeeyay dalka Jamhuuriyada Jabuuti waxa uu uga waramay mudaharaad ka dhacay magaalada Belbela ee dalka Jubuuti.

Md Cadhoole ayaa sidoo kale nooga waramay xarig xukuumada Jabuuti u geysatay shicib iyo siyaasiyiin caana oo mudaharaadka ka qeybgalay.

Siyaasiyiinta xabsiga la dhigayna waxaa ka mid ahaa Afhayeenka dalada mucaaridka Jabuuti oo isla markaana ah Guddoomiyaha xisbiga MRD Md Daahir Axmed Farax.

Md XuseeN Cadhoole waxa uu rejo xumo ka muujiyay wadahadaldii lagu hanka weynaa ee u dhexeeyay xukuumada Jabuuti iyo dalada USN,DHEGEYSO.

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/xus.MP3″]

HALKAN GUJJI SI AAD MOBILKAAGA UGU DHEGEYSATO

Comments are closed