Warbixintii Wasiirka Maaliyada ee Golaha Wakiilada ee Male awaalka Miisaaniyada {DHAGAYSO}
Hargaysa 29.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Somaliland Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa maanta fadhigii Golaha Wakiilada waxa uu Warbixin ka siiyay Odoroska Miisaaniyada Qaranka ee Sannadka Soo Socda ee 2014ka .
Wasiirka Wasaarada Maaliyaddu Waxa uu sheegay in ay miiisaniayad sanadeedka 2014 ee xukuumada dhexe ay tahay boqol laba iyo kontan milyan oo dollar una dhiganta sagaal boqol iyo laba iyo toban bilayan oo saomaliland shilin ah, waxaanu intaasi ku daray in miisaanaiyadda dalku sanadba sanadka ka danbeeya ay kor usoo kacaysay.
Guji halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Warbixintii Wasiirka Maaliyada
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/samaale2013a.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com