|

DAAWO Nuxurka Shirka Jaraa’id ee Wasiirka Warfaafinta C.laahi Maxamed Daahir “Cukuse”

Hargaysa 25.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta ee J S L mudane cabdilaahi maxamed daahir  cukuse ayaa Sheegay in Mudaharaadka ay dabada ka riixayeen xisbiyada mucaaridku ay ku doonayeen in lagu mudaharaado dhismaha guriga wakiilada ee dalka ,Isagoo Nasiib daro ku tilmaamay talaabadaasi halka sidoo kalana uu wasiirku sheegay in gudoomiyaha lagu mudaharaadayay ee golaha wakiiladu uu yahay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani.

Hadalkan ayaa Wasiirka Warfaafintu ka sheegay Mar uu Maanta Xafiiskiisa ugu waramayay Warbaahinta Maxaliga ah ee Somaliland waxaa kale oo uu amaan u soo Jeediyay Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Codkooda ku Meel mariyay Xeerka Takaaliifta Horumarinta Wadooyinka .

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed