(DAAWO)Mid ka mida Hooyooyinka Soomaaliyeed ee Minneapolis ku nool oo ka warantay Wiil ay dhashay oo Shabaabka ku biiray
Minneapolis Sept 25,2013(SDN)-Hooyo Soomaaliyeed oo ku nool dalka Mareykanka ayaa si murugo leh uga waratay wiil ay dhashay oo kooxda Al Shabaab ku biiray.
Hooyo Abyte Axmed ayaa sheegtay in wiilkeedii Jamaal aanu goaan uu isagu qaatay aanu ku tegin Muqdisho oo la marin habaabiyay,inkasta oo aaney sheegin cida marin habaabisay.
Jamaal ayaa ahaa arday barta culuunta Engineering-ka sida ay hooyadii sheegtay,DAAWO.