Afhayeenka Madaxtooyada oo Hadalo aflagaado ah kula kacay Madaxda Xisbiyada {DHAGAYSO}
Hargaysa 27.Aug 2013 (SDN)- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa Hadal uu Warbaahinta ku siiyay Qasriga Madaxtooyada waxa uu Hadalo deel qaaf ah u jeediyay Madaxda Xisbiyada Mucaaridka ah,Iyo Siyaasiyiin Waaweyn oo dalka Sharaf iyo Sumcad ku leh.
Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Shakhsiyaadka uu Sida ba’an u Weerar waxaa ka mid ah Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraaabe iyo Gudoomiye ku xigeenka Sadexaad ee Xisbigaas Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf oo uu ku sifeeyay inay daba dhilif u ahaayeen Rajiimkii Siyaad bare halka uu Mujaahid Cali Gurayna ku Tilmaamay nin cayda Madaxweynuhu ay Meherad .
Guji halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso Hadalka afhayeen Dhuxul
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/dhuxul27(1).mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com