|

“Somaliland u dulqaadan mayso Faro gelin lagu sameeyo Xuduudeeda” Wasiirka Arrimaha Gudaha {DHAGAYSO}

Oog 26.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade oo ku Sugan Magaalada Oog ayaa maanta jawaab ka bixiyay Madaxweyne ku xigeenka Maamul Goboleedka Punt land oo la sheegay inuu ku soo xadgudbay Xuduudaha Somaliland Gaar ahaan degmada Xudun.

Cali WarancadeeeWasiirka Arrimaha Guduhu waxa uu Sheegay inaanay Somaliland u dul qaadanayn Xad gudub kasta oo lagu soo Faro geliyo Xuduudaha qaranka, Waxaanu intaas ku daray in wixii dhib ah ee arrintaas ka yimaada ay Mas’uuliyadeeda leeyihiin Maamul Goboleedka Punt land .
Guji Halkan oo ka dhagayso Mobilkaga hadalka Wasiir Warancade
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WasiirWaraPu.mp3″]

Oog SDN.

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed