|

“Boqol Qoys ayaa Maanta Halkan Fadhiya si dhaqaalahooda loo kaabo” Wasiir ku Xigeenka Shaqada {DHAGAYSO}

Hargaysa 26.Aug 2013 (SDN)- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Shaqada iyo Arimaha bulshada Marwo shugri xariir Ismaaciil, oo ka Hadashay Madasha dhaqaalaha lagu siinayay qoysaskan  ay tilmaamtay faa’iidada ay maalgelintani u leedahay qoysaska la gudoonsiiyey, iyadoo tilmaamtay in inkasta oo ay deeqdani kooban tahay  ay haddana  u noqonayso bar bilow ay ka Unkaan  wax ay nolosha ku dabbaraan.

SHUGRI XARIIR ISMAACIILMarwo shugri xariir waxay intaa raacisay in ay wasaarad ahaan ku daba geli doonaan hadba sida ay uga faa’iidaystaan qoysaskani maalgashigaasi la siiyey, taasoo hadii ay si wanaagsan uga midho dhaliyaan suura gal ay noqon doonto in maalgashi ka buuran la siin karo.

Halkan Guji oo Mobilkaaga ka dhagayso Hadalka Wasiir ku xigeenka
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/xariiriii(1).mp3″]
Hargaysa SDN.

contact@somalidiasporanews.com

 

Comments are closed