wasiiirka shaqada oo ka hadlay madal dad danyar ah lacago lagu guddoonsiiyey {DHAGAYSO}
Hargaysa 26.Aug 2013 (SDN)- Wasaaradda shaqada iyo Artimaha Bulshada iyo hay’adda SCF ayaa maanta Gudoonsiiyey boqol qoys oo dan yar ah deeq Lacageed oo ah maal-gelin ay ku abuurayaan Ganacsiyo yar-yar.
Wasiirka wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada Mud, Maxamud Axmned Barre Garaad, oo isna halkaa ka hadlay ,ayaa waxa uu u soo jeediyey dadka dan yarta ah inay iyagu dhex-dooda isaga naxariistaan,si xagga samada loogaga naxariisto. Waxaanuu tilmaamay in waxan maanta loo dhiibay ay yihiin wax kooban oo dhiiri gelin inay u noqoto uun looga jeedo.
Guji halkan si aad Mobilkaaga uga dhagaysato hadalka Wasiirka
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/wasiirgaraad26(1).mp3″]
Hargaysa SDN.