|

Warbixinta Xoghayaha Komiishanka H.I.V/AIDS {DHAGAYSO}

Hargaysa 25.Aug 2013 (SDN)- Xoghayaha fulinta ee  xafiiska Kumishinka Qaranka cabdi Cali jaamac ayaa kulankaasi ka sheegay in HIV_AIDS-ku yahay xanuun ka jiray Somaliland tan iyo bilowgii sagaashanaadkii hase yeeshee aanu illaa hadda gaadhin marxalad baahsan,inkastoo uu ka soo talaabay marxaladii hoose, loona baahan yahay in madaxa la jebiyo oo hoos loo dhigo maadaama uu hadda marayo 0.1%.

30(( Kumishinka la dagaalanka aids-ku waxuu u xilsaaran yahay mas’uuliyadda hawlaha shaqo ee lagaga hortegayo lagulana dagaalamayo fiditaanka HIV-Aids-ka) sidaasi waxaa sheegay xoghayaha fulinta ee kumishinka Aids-ka Qaranka Md Cabdi cali oo sidoo kale tilmaamay  inay xafiis ahaan  isku dubbaridaan hay’adaha gacanta ka gaysta hawshaasi.

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagaysto Warbixinta Xoghayaha Komiishanka Aids
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/komishanaids.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed