War dag dag ah Fanaanadii Somaliyeed Saado Cali Warsame ayaa iska casishay barlamanka Somalia sheegtayna waan ka xumahay oo waxan ku soo laban doonaa wadankaygii aan jeclaa Somaliland
Muqdisho 21Aug13(SDN) Fanaanadii Somaliyeed Saadio Cali Warsame ayaa iska casishay barlamnaka Somalia kadib markii uguhoraysay oo ay manta ka hadashay saxafada xorta ah in ay ka xuntaay wax walba oo dhacaay imikana ay tidhi waxan rajaynaa in ay reer somaliland i cafiyaan ,,, Xildhibaan saado cali ayaa sheegataay hada ka hor pro Ahmed Ismail Samater in uu iska casilaay barlamanka Somalia hadana uu somaliland yimid ana sidoo kale waxay tidhi wax walaba oo dhacaay waan ka xumahay oo waxan ku soo laban doonan wadankaygii aan jeclaa Somaliland ,
Anaga hadaanu nahay reer Somaliland dasturkayga ayay ku qorantaay qof walba oo reer somalilnder ah oo toobad keena in si xushmad iyo karaamo Jecel kujirto kor loogu qaado lana soo dhaweeyo.
Halkan ka daawo xaflad Somaliland oo ka qayb gashay iyada iyo Fanaanka Maxamed Warsame Qasaali