Madaxweyne Xigeenka Somaliland oo Hadhimo Sharafeed u Sameeyay Madax dhaqameed ka Yimid Sanaag bari,iyo Balanqaad uu bixiyay {DHAGAYSO}
Hargaysa 21.Aug 2013 (SDN) Madaxwene-ku-xigeenka somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta kulan qado ah la yeeshay Waftigii ballaadhnaa ee ka socday Beesha Deegaanka Sool iyo Sanaag/bari, waxana munaasibaddaas hadalo koob kooban ka soo jeediyey Madaxwyene Ku-xigeenka iyo Garaadka Beeshaas , Waxana uu madaxweyne-ku-xigeenku sheegay inay Beeshu heli doonto wixii ay somaliland xaq ugu lahayd.
Madax weyne Ku Xigeenka Somaliland waxa uu Xusay in Xukuumad uu ka Mid yahay Gadhwadeenkeedu ay diyaar u tahay Wax kasta oo isu soo dhawaynayay bulshada wada dhalatay ee Somaliland .
Halkan Guji si aad Mobilkaaga uga dhagaysato Hadalka Madaxweyne ku xigeenka
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/saylici(21).mp3″]
Hargaysa SDN.
contact@somalidiasporanews.com