Wasiirka Arimaha Debeda Somaliland oo Dhaliilay Qaabka loo Xulo Gudiyada Wada hadalada Somaliland iyo Somalia {DHAGAYSO}
Hargaysa 20.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa Maanta sheegay in Aqoonsiga,Koboca Dhaqaalaha, Horumarintiisa iyo Nabadgalyaduba ay tahay Waxyaabaha uu ahmiyada Kowaad Siinayo wax ka qabashadooda.
Wasiirka ayaa hadalkan ka sheegay mar uu maanta warbaahinta kula hadlayay Huteelka Maansoor ee Caasimada Hargaysa,ayaa waxa uu Wasiirku Xusay in Isku duubni iyo Iskaashi wada jir ah oo u dhexeeya Xukuumada,Shacabka,Xisbiyada Siyaasada iyo Saxaafadu uu yahay dhabaha aynu ku Xaqiijinayno Himiladeena .
Halkan Guji si aad Mobilkaaga uga dhagaysato Hadalka Wasiirka Arrimaha Dibada
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Wasiirbiixi20(1).mp3″]
Hargaysa SDN.
Contact@somalidiasporanews.com