|

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Qaabilay Ergo Garaado iyo Salaadiin ah oo ka Yimid Koonfurta Sanaag {DHAGAYSO}

Hargaysa 20.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo uu Weheliyo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefti uu Hogaaminayo Garaadka Cabdilaahi Maxamed Guuleed kana kooban Saladiinta Iyo madaxdhaqameedka Deegaanka Fiqi Fuliye ee Gobolka Sanaag.

Shirkan ayaa markii uu dhamaaday waxaa Saxaafada uga warbixiyay Waxyaabihii laga wada hadlay Afhayeenka Madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul iyo Garaad C.laahi Maxamed Guuleed
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/KulankaMadaxweynaha(1).mp3″]

Guji halkan si aad Mobilkaaga uga dhagaysato Warkan

Hargaysa SDN.

Contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed