Safiirka Ingiriiska ee Somaliland iyo Somalia oo Iftiimiyay Xidhiidhka u dhexeeya Uk iyo Somaliland {DHAGAYSO}
Hargaysa 16.Aug 2013 (SDN)- Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Somaliland iyo Somalia oo ka Mid ahaa Mas’uuliyiintii ka qayb galay Furitaanka Bandhiga Caalamiga ah ee Buugaagta ee Maanta ka furmay Hargaysa ayaa soo dhaweeyay Bandhigyada noocan oo kale ah oo ka qayb qaadanaya ayuu yidhi Kor u qaadka Wacyiga Bulshada.
Safiirku waxa uu faah faahin ka bixiyay Xidhiidhka Taariikhiga ah ee Ka Dhexeeya dalkiisa iyo Somaliland ,Isagoo Xusay in Somaliland ay tahay Geyi nabad ah oo Dimuquraadi ah.
Halkan Guji si aad Mobilkaaga uga Dhagaysato Hadalka Safiirka
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Safiiruk16(1).mp3″]
Hargaysa SDN.
contact@somalidiasporanews.