“ Dawladdu Wada Hadalada ay Soomaaliya la furtay Khasaaraha ay inoo Keeneen Maamul Goboleed ayaynu Maanta nahay.” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid {DHAGAYSO}
Hargaysa 15,Aug 2013 (SDN)- Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Mucaaridka ah ee Somaliland UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa si wayn u dhaliilay qaabka ay Xukuumadda Somaliland u gasho Wadahadalad ay Soomaaliya kula jirto.
Gudoomiye Fasal ayaa waxa uu arinataasi kaga hadlay Gabogabada shir weyne Gorfayn lagu samaynayey Wadahadala Somaliland iyo Soomaaliya oo Jaamacada Hargeysa ay soo qaban qaabiyey oo maanta lagu soo gabagabaayey Hargeysa.
Halkan Guji Si aad Mobilkaaga uga Dhagaysato Hadalkan Gudoomiyaha Ucid
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Faysalburin151.mp3″]
Hargaysa SDN.