Home » 10:53 pm Entries posted on “August, 2024”

Muqdisho oo canshuurta iibka laga qaadi doono

Muqdisho August 16, 2024(QJ)–Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in laga bilaabo maalinta Axadda ee taariikhdu ku beegan tahay 18-ka Ogoosto 2024 ay si toos ah u qaadi doonto canshuurta iibka ee 5%. Dawladdu waxay sheegtay in cashuurtan laga jari doono ganacsiga ee goobta wax lagu iibinayo, halkaas oo macmiilku ka bixinayo adeegga ama […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Soomaaliya oo raali gelin ka dalbatay Itoobiya

Muqdisho August 16, 2024(QJ)-Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa war cusub ka soo saartay xiisada diblomaasiyadeed ee kala dhaxeysa Itoobiya, kaddib markii uu dhowaan natiijo la’aan ku soo dhamaaday wada hadal u dhaxeeyay labada dal oo ka dhacay dalka Turkiga. Wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya Fardowsa Cismaan Cigaal oo warbaahinta kula hadashay magaalada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Itoobiya oo ka hadashay Khilaafka badda iyo ATMIS

Addis Ababa August 16, 2024(QJ) -Itoobiya ayaa ku dhawaaqday inay sii wadi doonto dadaalkeeda diblumaasiyadeed ee lagu xaqiijinayo helitaanka marin baddeed, iyadoo ku nuuxnuuxsatay inay sahamin doonto dhammaan waddooyinka suurtagalka ah ee lagu heli karo laguna isticmaalikaro badda. Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya, Nebiyu Tedla, oo saxaafadda kula hadlay magaalada Addis Ababa, ayaa sheegay in […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

WHO declares Mpox a global public health emergency

Geneva August 15, 2024(QJ)-The World Health Organization (WHO) has declared a high-level emergency following a rapid outbreak of monkeypox in several African countries. The WHO reported that this disease, which originated in Congo, has now spread to most neighboring countries and nearby regions, including Burundi, Kenya, Rwanda, and Uganda. Monkeypox, also known as Mpox, has […]

Posted in news in English | Read More »

Soomaaliya iyo Masar oo heshiis isbaheysi gaaray

Qaahira (QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay Madaxweynaha Masar, C/fataax Al-sisi. Kulanka oo ka dhacay magaalada Qaahira ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiirro ka kala socday labada dowladood, kuwaasi oo qeyb ka ahaa wada xaajoodyadii lagu gaaray heshiisyo muhiim ah oo ku saabsan dhanka difaaca […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Jabuuti oo ka dashay khilaafka Soomaaliya iyo Itoobiya

Jabuuti August 14, 2024(QJ) -Dowladda Jabuuti ayaa quus ka muujisay in Turkiga uu dhexdhexaad ka noqon karo muranka badda ee u dhaxeeya Itoobiya iyo Soomaaliya, ka soo ka dhashay isafgarad dhanka badda ah oo ay gaareen Somaliland iyo Itoobiya. Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa hoos u dhigay suurtagalnimada in dhex dhexaadinta Turkiga […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

ceasefire negotiations between Hamas and Israel are back on

Doha August 14, 2024(QJ) -Mediators involved in ceasefire negotiations between Hamas and Israel are making a final push to revive stalled talks as tensions in the Middle East escalate, with concerns over a potential Iranian attack on Israel. A high-stakes meeting scheduled for Thursday will see Qatar, Egypt, and the United States present a plan […]

Posted in news in English | Read More »

Madasha Horumarka oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho August 12, 2024(QJ) -Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuummadda Federaalka Soomaaliya ayaa daah-furay shirka Madasha Horumarinta, kaas oo diiradda lagu saarayo abuurista qorshe kobac iyo isbeddel dhaqaale oo uu dalku yeesho kadib deymaha laga cafinayo. Madashan oo uu soo qabanqaabiyay Machadka Heritage oo socon doona muddo labo maalmood ah ayaa waxaa looga hadlayaa xaaladda dhaqaale ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Soomaaliya oo cadeysay mowqifkeeda Khilaafka Badda

Ankara August 12, 2024(QJ)-Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Daa’uud Aweys, ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku adkeysan doonto mowqifkeedii hore ee ku aadanaa dhowrista madax banaanideeda iyo dhulkeeda, inta lagu gudo jiro wadaxaajodka Itoobiya ee Turkigu dhexdhexaadinayo. Wasiirka ayaa ku nuux-nuux saday in Itoobiya ay ku heli karto badda Soomaaliya oo kaliya in ay raacdo axdiga Qarammada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Al Shabaab oo weerar ka fuliyay Gaarisa

Gaarisa August 12, 2024(QJ)-Kooxda Al-Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in xalay ay weerar ku qaadeen deegaan ku dhow magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya. Weerarka oo ka dhacay deegaan lagu magacaabo Naani ayaa waxaa lala beegsaday sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada Booliska Kenya, kaasi oo lagu dilay goobta. Sarkaalka la dilay ayaa waxaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »