Home » 4:01 am Entries posted on “August, 2024”

IOM requests 18.5 Million to combat Mpox

Mogadishu August 23, 2024(QJ)-The International Organization for Migration (IOM) has requested $18.5 million to control the spread of mpox (formerly known as monkeypox) across Eastern, Horn of Africa, and Southern Africa. The funds will be used to provide essential health services to vulnerable populations, including refugees, internally displaced persons (IDPs), and host communities who are […]

Posted in news in English | Read More »

Israel and Hezbollah exchange strikes

Beirut August 18, 2024(QJ)  -An airstrike claimed by Israel targeted the city of Hula in the Marjeyoun district, according to the Lebanese National News Agency (NNA). In a separate incident, a second attack struck the Beit Lif area, also located in southern Lebanon, as reported by NNA. Earlier, it was reported that the armed group […]

Posted in news in English | Read More »

Puntland oo toogatay 11 danbiile

Gaalkacayo August 17, 2024(QJ)-Maamulka Puntland ayaa saaka dil toogasho ah ku fuliyay 10-ruux oo ay maxkamadu ku xukuntay dilal qorsheysan oo loo geystay qaar ka mid ah isimada Puntland oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo. Shaqsiyaadka la toogtay ayaa qeyb ka ahaa kooxaha xagjirka ah, waxaana xukunkooda uu daba socday saxiixa Madaxweynaha Puntland Siciid Deni. Puntland […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Al Shabaab iyo Ciidamada Dawlada oo Muqdisho ku dagaalamay

Muqdisho August 17, 2024(QJ)-Waxaa soo baxaya warar ku saabsan dagaal u dhaxeeyay Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda oo xalay ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho, iyadoo faah faahin dheeraad ah ay ka soo baxayaan. Iska horimaadka ayaa yimid kadib markii Al-Shabaab ay weerar toos ah ku qaadeen fariisin ciidamada Booliska ay ku leeyihiin halkaasi, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xildhibaao warqad ka qoray canshuurta cusub

Muqdisho August 17, 2024(QJ) -Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa warqad u qoray Guddoonka Golaha Shacabka, iyagoo ka codsaday in Ajandaha kulanka Baarlamaanka lagu daro ka doodista cabashooyinka isa soo taraya ee ka dhashay canshuuraha cusub ee ay soo rogtay Wasaaradda Maaliyadda. Xildhibaanada ayaa sheegay in loo baahan yahay in wax laga qabto […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Uganda demands compensation for dead soldiers in Somalia

Kampala August 17, 2024(QJ)-General Muhoozi Kainerugaba, Commander of the Uganda Defense Forces and son of President Yoweri Museveni, has demanded $100 billion in compensation from the United States for losses Uganda’s military has incurred in Somalia. He claimed that the U.S. heavily relied on Ugandan troops to achieve its goals in Somalia, particularly in the […]

Posted in news in English | Read More »

Ciidamada Kiinya oo Al Shabaab ku weeraray duleedka Garissa

Garissa August 16, 2024(QJ) -Howlgal qorsheysan oo ciidamada Kenya ay fuliyeen ayaa lagu beegsaday saldhig Al-shabaab ay ku leeyihiin deegaanka DigDiga oo ka tirsan deegaanka Faafi, una dhow magaalada Gaarisa. Howlgalka ayaa ahaa mid ku saleysan xogo laga helay dadka deegaanka oo maamulka ku wargaliyay weerar qorsheysan oo kooxdan ay ku bartilmaameedsanayeen saraakiisha amniga gobolka. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

QM oo ka digtay qaraxyo ka dhaca Muqdisho

Muqdisho August 16, 2024(QJ)-Xafiiska Qaramada Midoobay ee xarunta Xalane ayaa soo saaray digniino dhanka ammaanka ah, taasoo muujineysa inay dhici karaan weeraro argagixiso oo loo adeegsado walxaha qarxa oo ka dhici kara meelo kala duwan oo Muqdisho ah. Digniintan ka soo baxday Qaramada Midoobay ayaa lagu bartilmaansanayaa shaqaalaha ajanabiga ah ee fadhigoodu yahay caasimadda, iyadoo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

QM oo kordhisay mudada ATMIS joogeyso

NY August 16, 2024(QJ)-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kordhiyey xilliga hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ilaa 31-ka December, 2024-ka. Golaha ammaanka oo cod aqlabiyad ah ku ansixiyay qaraarka tirsigiisu yahay 2748, oo u fasaxay dalalka xubnaha ka ah Midowga Afrika inay sii wadaan hawgalada 12,626 askari ilaa dhammaadka sanadkan. Qaraarka ayaa sidoo kale […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Israeli military and Palestinians in the West Bank

Gaza August 16, 2024 (QJ)-On Friday, the Palestinian Ministry of Health reported that Mahmoud Abdel Qader Sadda was brutally shot during an attack in Jit, a village located about 10 km (6 miles) west of Nablus in the northern West Bank. According to eyewitnesses and video footage from the scene, dozens of Israeli settlers, with […]

Posted in news in English | Read More »