Home » 3:22 am
Entries posted on “June, 2024”
NY June 06, 2024 (QJ)-Soomaaliya ayaa ku guuleysatay inay ka mid noqoto shanta xubnood ee cusub ee aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay muddada u dhaxaysa 2025 ilaa 2026. Golaha ayaa maanta u codeeyay shanta wadan oo ay ku jiraan Somalia, Pakistan, Denmark, Greece iyo Panama. Wixii maanta ka dambeeya waxay si […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Barcelona June 06, 2024 (QJ)-Spain has announced that it will join the case filed by South Africa at the International Court of Justice (ICJ), accusing Israel of violating its obligations under the genocide convention in its actions in the Gaza Strip. Announcing the decision on Thursday, Spain’s Foreign Minister, Jose Manuel Albares, stated, “We have […]
Posted in news in English | Read More »
Hargeysa June 05, 2024(QJ)-Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa xukuumadda iyo xisbiga talada haya ee Kulmiye ku eedeeyay inay farogelin sharci darro ah ku hayaan shaqadii ay u hayeen bulshada. Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Muuse Xasan Yuusuf oo ay weheliyaan xubno kale oo ka tirsan Komishanka, ayaa xukuumadda iyo xisbigeeda ugu baaqay inaynan soo faro-geliyaan arrimaha doorashooyinka. “Komishanka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Bossaso June 05, 2024 (QJ) -Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland ayaa ka hadlay dhacdadii maanta ka dhacday magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, halkaasi oo ay iska hor imaad ku dhexmareen ciidamada Booliska iyo ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan kuwa PSF-ta Puntland. Shir jaraa’id oo uu taliyaha ku qabtay magaalada Garoowe ayuu ku sheegay in […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Jowhar June 05, 2024 (QJ)- Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay mashruuca biyo-xireenka Sabuun ee magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Mashruucan ayaa lagu wadaa inuu si weyn u horumariyo nolosha in ka badan 300,000 oo beeraley Soomaaliyeed ah. Saalax ayaa sheegay in hirgelinta mashruucan ay ka faa’ideysan doonaan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Jerusalem June 05, 2024 (QJ)-Israelis waving flags have conducted a controversial annual march through the Muslim areas of Jerusalem’s Old City today. Many participants waving Israeli flags emerged from Damascus Gate the primary entrance to the Muslim Quarter of Jerusalem’s Old City and marched through the area. This parade commemorates the anniversary of Israel’s occupation […]
Posted in news in English | Read More »
Galkacayo June 04, 2024(QJ)-Ciidamada Booliska Jubbaland ee ku sugan Gobolka Jubbada Hoose, ayaa maanta dad laga soo qabtay xadka ku wareejiyay Ciidanka Booliska Puntland, ee Gobolka Mudug. Cawil Ciise Xirsi iyo Aadan Cilmi Ciise, ayaa lagu eedeeyay in ay ku lug lahaayeen dilkii Marxuum Cabdiraxmaan Maxamed Afrax oo dhacay 29/1/2024 degmada Jariiban. Labada eedaysane oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Addis Ababa June 04, 2024(QJ)-Wasiirka gaadiidka iyo saadka ee dalka Itoobiya Alemu Sime ayaa maanta horgeeyay baarlamaanka dalkaasi heshiiskii Itoobiya iyo Somaliland. Heshiiskan ayaa Itoobiya fursad u siinaya in ay hesho deked iyo saldhig ciidan oo ay ka sameysato Badda Cas ee Somaliland. Alemu Sime waxa uu mudanayaasha ku wargaliyay in is-afgaradkii (MoU) ay kala […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
NY June 14, 2024(QJ)-Soomaaliya ayaa la filayaa in ay hesho mid ka mid ah kuraasta aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, iyadoo aan cidna kula tartamin kursiga Afrika. Doorashada ayaa lagu wadaa in ay dhacdo inta lagu guda jiro kalfadhiga 78-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay 6-da bisha June. Soomaaliya ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gaza June 04, 2024 (QJ) -An independent group of experts has warned of the potential for famine in northern Gaza, although the ongoing conflict and restrictions on humanitarian aid have hindered the collection of data to confirm this. “It is possible, if not probable,” stated the Famine Early Warning Systems Network (FEWS NET) regarding the […]
Posted in news in English | Read More »