Home » 11:05 pm
Entries posted on “June, 2024”
Gaza June 09, 2024(QJ) – Saturday was reported as the deadliest day in Gaza since mid-December, with 283 people killed, according to Gaza’s Ministry of Health on Sunday. This brings the total number of fatalities in the ongoing conflict in Gaza to 37,084, as reported by the ministry. The majority of those killed on Saturday died […]
Posted in news in English | Read More »
Garrisa June 08, 2024(QJ)-Xubno ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar toos ah ku qaaday degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, waxaana halkaasi ka bilowday dagaal loo adeegsaday qaraxyo. Dagaal qaraar oo dhexmaray ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ayaa waxaa ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh oo labada dhinac soo kala gaaray. Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarka, waxayna […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Minneapolis June 08, 2024(QJ) -Xeerbeegti heer federaal ah oo ku sugan Minneapolis ayaa danbi ku helay shan qof oo lagu eedeeyay inay malaayiin dollar ka lunsadeen barnaamijyo loogu talagalay in lagu quudiyo carruurta uu saameeyay COVID-19. Labo qof oo isla falkan lagu soo eedeeyay ayaa eedeymaha lagu waayay. Hawlgalka, oo ah kuwii u horreeyay ayaa socday lix […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gaza June 08, 2024(QJ)-At least 210 people have died and more than 400 have been injured in an operation by Israel to rescue four hostages located in central Gaza, according to the Gaza government’s media office. The operation by Israeli security forces took place in the areas of Nuseirat, Deir al-Balah, and al-Zawaideh. The casualties […]
Posted in news in English | Read More »
Bossaso June 07, 2024(QJ)-Ciidamada Ammaanka maamulka Puntland ee loo yaqaano PSF ayaa gacanta ku dhigay labo nin oo Ajaanib ah oo la rumeysan yahay inay ka tirsan yihiin Daacish, kuwaasi oo la sheegay inay ka badbaadeen weerarkii 31-kii bishan ka dhacay Buuraha Calmis ee Gobolka Bari. War ka soo baxay ciidamada PSF ayaa lagu sheegay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
MUqdisho June 07, 2024(QJ)-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo si rasmi ah uga qeyb-galay shir madaxeedka 23-aad ee aan caadiga ahayn ee waddamada xubnaha ka ah ururka Bulshada Bariga Afrika ayaa ku bogaadiyey madaxda dalalka xubnaha ka ah taageerada iyo u ololeynta in Soomaaliya ay ku biirto Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Furitaankii […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Addis Ababa June 07, 2024(QJ) -Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Wershadaha Itoobiya Mr. Tarekegn Bululta, ayaa go’aanka ay dawladdiisu ku aqoonsatay Somaliland ku tilmaamay mid sax ah oo Itoobiya u sahlaysa inay gasho badda. War qoraal ah oo uu soo dhigay bartiisa X ayuu Mr. Bululta ku sheegay in riyadii Itoobiya ay ku doonaysay in ay ku hesho […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
NY June 07, 2024(QJ)-The United Nations has decided to add Israel to the blacklist of countries and organizations that harm children in conflict zones. UN Secretary-General Antonio Guterres informed Israel’s military envoy in Washington, Maj. General Hedi Silberman, about the decision, as announced today. Guterres reportedly stated that Israel would be added to the blacklist […]
Posted in news in English | Read More »
Muqdisho June 06, 2024(QJ)-Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii todobaadlaha ahaa ayaa dib u eegis ku sameeyay dib u eegista sharciga aqoonsiga qaranka iyo diiwaan gelinta madaniga ah iyo heshiiskii iskaashiga siyaasadeed ee ay wada gaareen Soomaaliya iyo Norway. Kulanka oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Cadaaladda Saalax […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Seoul June 06, 2024(QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la qaatay dhiggiisa Kuuriyada Koonfureed, Han Duck-soo, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo sidii loo yeelan lahaa iskaashi faa’iido u leh labada dal ee Soomaaliya iyo Kuuriyada Koonfureed. Labada Ra’iisul Wasaare ayaa carabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »