Home » 12:05 am Entries posted on “June, 2024”

Soomalaiya oo beenisay jiritaanka waalaac Al Shabaab laga qabo

Muqdisho April 22, 2024(QJ)-Villa Somalia ayaa beenisay warbixin ay shalay daabacday wakaaladda wararka ee Reuters oo sheegtay in dowladda Federaalka ay dooneyso inay dib u dhigto qorshaha bixitaanka ciidamada ATMIS. Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa ku warantay in dowladda Soomaaliya ay bishii hore warqad u dirtay Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Ammaanka iyo Nabadda ee Midowga Afrika, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Baanka Aduunka oo sheegay in Maaliyada Soomalaiya korotay

Muqdisho April 22, 2024(QJ)-Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Iimaan Cige ayaa maanta ka qeyb galay shirka sanadlaha ah ee dib u habeynta dhaqaalaha Soomaaliya oo uu soo qaban qaabiyo Bankiga Adduunka. Warbixin sanadeedka dhaqaalaha Soomaaliya ayaa sanadkan diiradda lagu saaray sidii wax looga qaban lahaa arrimaha iyo caqabadaha ka dhalan kara isbadalka cimilada oo Soomaaliya dhinacyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

ninka maanta sugayaa doorasho waa nin u shaqaynaaya Rajiimka Muse iyo jegaan

London April 21, 2024(QJ) Waxaa maanta Garxjis waddaa ma’ha siyaasad wali waxaynu ku jira riyo, waxaan jeclaystay in aan tolkay maanta Qalinka u qaato, ninka maanta sugayaa doorasho waa nin u shaqaynaaya Rajiimka Muse iyo jegaan, Somali/Land waxaa maqan dad kii dhidibadda u taagay, Dhulbahante , Warsangeli, Garxajiska dhabta ah ee aan ahayn kuwa , […]

Posted in Features | Read More »

Numer of deaths at Hajj exceeda 1, 000

Mecca April 21, 2024(QJ)-The number of people who have died during this year’s Hajj has exceeded 1,000, according to the AFP news agency on Thursday, with many of them being unregistered pilgrims. Among the newly reported deaths are 658 individuals from Egypt, as reported by an Arab diplomat, who stated that out of the 658 […]

Posted in news in English | Read More »

Sweden iyo Soomaaliya o oiska kaashanaya Argagixsada

Muqdisho April 21, 2024(QJ)Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya Joachim Waern oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga, ayaa ka wada hadlay xoojinta dadaallada socda, taageerada Sweden ee dagaalka ka dhanka ah argagixisada iyo kaabayaasha kale ee muhiimka u ah Soomaaliya. Wasiir Cabdulqaadir ayaa sharraxay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

RW Ku-xigeenka oo safiiro la kulmay

Muqdisho April 20, 2024 (QJ)-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane. Saalax Axmed Jaamac, ayaa la kulmay safiirada dalalka Midowga Yurub oo uu kala hadlay arrimaha ammaanka, ciribtirka Al-Shabaab, arrimaha bini’aadantinimada, xasilinta iyo mashaariicda horumarineed. Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ayaa tilmaamay in dowladdu ay guulo la taaban karo ka gaartay amniga gudaha iyo wajigii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Burundi oo cidamadoodii kala baxay Jowhar

Jowhar April 20, 2024(QJ)-Ciidamada Burundi ee qeybta 5-aad ee howlgalka midowgga Africa ATMIS ayaa maanta ku wareejiyay ciidamada Soomaaliya saddex saldhig oo ku yaalla magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hir-Shabeelle. Munaasabadda xil wareejinta ah ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Hir-Shabeelle C/raxiin Ciise Cadow,Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka iyo mas’uuliyiin kale. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Soomaaliya o odalbatay sii joogida ATMIS

Muqdisho June 20, 2024(QJ)-Dowladda Soomaaliya ayaa codsatay in waqtiga loo kordhiyo ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika, iyadoo sabab uga dhigaysa xaaladda ammaan ee dalka oo daciif ah, sida lagu sheegay dukumentiyo ay aragtay wakaaladda wararka ee Reuters. Si kastaba ha ahaatee, Warqad ay Dowladda Somalia u dirtay Guddoomiyaha Golaha Ammaanka iyo Nabadda ee Midowga Afrika, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

IDF Spokesperson admits Israel can’t destroy Hamas

Tel Aviv June 20, 2024 (QJ) -The spokesperson for the Israeli army, Daniel Hagari, has surprisingly admitted that Israel cannot guarantee the destruction or elimination of Hamas. He made these remarks in an interview with Israel’s Channel 13, saying, “Hamas is an idea, Hamas is a party. It’s rooted in the hearts of the people […]

Posted in news in English | Read More »

UN tells arms manufacturers to cease transfers of military equipment

NY June 20, 2024(QJ)-A team of experts from the United Nations has warned companies that produce weapons and ammunition against participating in the transfer of arms to Israel, stating that doing so could implicate them in human rights violations and breaches of international law. The group of 30 experts, which includes several special rapporteurs from […]

Posted in news in English | Read More »