Home » 5:54 am Entries posted on “June, 2024”

Ciidmada Dawled Degaanka Soomaalida iyo kuwa Puntlad oo qabqabtay Magafeyaal

Garowe June 25, 2024(QJ)-Ciidamada Booliska Puntland oo kaashanaya Booliska dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa gacanta ku dhigay shabakad ka shaqeysa tahriibinta dhalinyarada. Taliska Booliska Puntland ayaa shaaca ka qaaday in Shabakaddan oo ka kooban 8 xubnood ay ka tahriibinayeen dhalinyarada ka soo jeeda deegaanada Puntland si ay ugu wareejiyaan dadka tahriibiya ee loo yaqaano “Magafas”. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

IDF hits humanitarian distribution center

Gaza June 25, 2024(QJ) -Gaza health officials reported that two Israeli airstrikes on humanitarian aid storage facilities on Monday killed at least 11 Palestinians. One of the missiles struck a humanitarian aid distribution center in Gaza City, specifically in the Shati refugee camp area, killing three people. The other airstrike targeted an area near Bani […]

Posted in news in English | Read More »

Madaxweyne Xasan oo dhaliilay damaca Itoobiya

Muqdisho June 24, 2024(QJ)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta furay Shirka Wadatashiga Bulshada Rayidka ah ee Bariga Afrika ayaa sheegay in shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay ka go’an tahay deris-wanaagga iyo xoojinta iskaashiga gobolka si waafaqsan danaha wadaagga ah. Madaxweynaha ayaa carabka ku adkeeyay in dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay horumarinta maalgashiga iyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

James Swan oo ka warbiyay xaalada Soomaaliya

NY April 24, 2024 (QJ)-Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaramada Midoobay, James Swan oo warbixin ka siinayay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay maanta ayaa xusay in “Soomaaliya ay sii wadeyso wax ka qabashada arrimaha muhiimka ah ee qaranka, oo ay ku jiraan geeddi-socodka dib-u-eegista dastuurka iyo dagaalka ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

21, 000 Children missing in Gaza

London April 24, 2024 (QJ) -Close to 21,000 children are missing in Gaza, according to the British aid organization Save the Children. In a report released today, the organization stated that thousands of missing Palestinian children are believed to be buried under rubble, buried in unmarked graves, harmed by unexploded ordnance, detained by Israeli forces, […]

Posted in news in English | Read More »

Duqeymo ka dhacay Xudur oo Shabaabka lagu beegsaday

Xudur April 23, 2024 (QJ)-Ciidamada xoogga dalka ayaa maanta howlgallo ballaaran waxa ay ka sameeyeen duleedka degmada Xudur ee gobolka Bakool, halkaasi oo ay kula galeen dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab. Howlgalka oo uu hogaaminayay Taliyaha Ururka 9-aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Yuunis Aadan Xasan ayaa xaqiijiyay in duqeymo dhanka cirka ah ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciidamo African ah oo dalka imanaya ATMIS ka dib

Muqdisho April 23, 2024(QJ)-La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya, Xuseen Macallin, ayaa shaaca ka qaaday in Soomaaliya ay geli doonto howlgalkii saddexaad ee ciidamada Midowga Afrika. Xuseen Macalin ayaa sheegay in howlgalka ATMIS ka dib uu dalka ka dhici doono howlgal kale oo muddo kooban socon doona kaas oo ay ka qeyb qaadanayaan ciidamo cusub […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Soomaaliya oo ka fiirsaneysa hawlaha UNSOM

Muqdisho April 23, 2024 (QJ)-Dowladda Soomaaliya ayaa billowday wadahadallo ay la yeelanayso Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM) si loo bedelo howlaheeda. Guddi farsamo oo ay magacawday dowladda Federaalka Soomaaliya iyo UNSOM ayaa shalay kulmay. Wada-hadalladan oo hadda maraya heerkii ugu horreeyay ayaa la filayaa in toddobaadyada soo socda ay sii xoogeystaan, iyadoo labada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

The apparent use of a human shield has sparked widespread outrage

Jenin April 23, 2024 (QJ) -Israeli forces stationed in the occupied West Bank used a wounded Palestinian man as a human shield, attaching him to the hood of a military vehicle during an operation in Jenin. A video posted online on Saturday showed Mujahid Azmi, a Palestinian resident of Jenin, tied to a military jeep, […]

Posted in news in English | Read More »

Ardeyda Khaatumo oo u farrisaneysa Imtixaanka dawlada dhexe

Laascaanood April 22, 2024(QJ) -Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka bilowday gobolada maamulka Khaatumo maamulida imtixaanaadka dugsiyada sare. Waxaa la filayaa in maalinta berito imtixaanaadka qaranka guud ahaan dalka oo dhan looga fariisto marka laga reebo maamullada Puntland iyo Somaliland, maamulka imtixaanaadka shahaadiga ah ee dugsiyada sare oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda waxbarashada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »