Home » 7:28 pm Entries posted on “May, 2024”

Afhayeenka Wasaarada Difaaca oo ka warbixiyay Hawlgaladii u danbeeyay

Muqdisho May 31, 2024 (QJ) -Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Federaalka Soomaaliya Abuukar Maxamed Xasan ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalladii ugu dambeeyay ee ciidamada xoogga dalka ay ka sameeyeen qeybo ka mid ah dalka. Afhayeenka Wasaaradda ayaa sheegay in howlgalo ka dhan ah Al-Shabaab ay ka sameeyeen todobaadkii la soo dhaafay deegaano kala duwan oo ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Soomaaliya oo laga cafiyay Deymihii Boostada Aduunka

Berne May 31, 2024 (QJ) -Wasiirka Isgaarsiinta iyo Tignoolajiyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Macalin Cali oo ku sugan magaalada Berne ee dalka Switzerland ayaa kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Midowga Boostada Adduunka (UPU) Mudane Masahiko Metoki xarunta dhexe. Wasiirka ayaa codsaday in laga cafiyo deymaha Soomaaliya lagu leeyahay oo gaareysa ku dhawaad […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

UK and US forces target Houthi positions in Yemen

London May 31, 2024 (QJ) -The US and UK military announced that they conducted airstrikes against Houthi targets in Yemen on Thursday, aiming to prevent the group from further disrupting Red Sea shipping lanes. Houthi media reported that at least 13 people were killed in these strikes. The US Central Command issued a statement indicating […]

Posted in news in English | Read More »

Daacish oo sheegatay qarax ka dhacay Dayniile

Muqdisho May 30, 2024(QJ) -Kooxda Daacish ee ka dagaalanta Soomaaliya ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerar Miino oo Talaadadii lasoo dhaafay ka dhacay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho. War qoraal ah oo ay soo saartay kooxda Daacish ayaa lagu sheegay in qaraxa lala beegsaday ciidamo ku sugnaa bar koontarool oo ku taalla degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

RW Xamza oo kormeeray dhismaha wadada isku xirka Muqdisho iyo Jowhar

Balcad May 30, 2024 (QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa booqasho ku tagay degmada Balcad si uu ugu kuur galo bilowga wajiga saddexaad ee wadada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar. Mar uu Ra’iisul Wasaaruhu ka hadlay faa’iidada wadadan ayaa ku nuux-nuux saday muhiimada ay u leedahay fududeynta ganacsiga, isu socodka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

IMF oo dhameystirtay dib u eegista Barnamijka Deyn cafinta Soomaaliya

Nairobi May 30, 2024 (QJ)-Guddiga fulinta ee IMF ayaa soo gabagabeeyay dib u eegistii ugu horreysay ee barnaamijka deyn cafinta Soomaaliya, iyagoo ansixiyay in si degdeg ah loo bixiyo illaa 10 milyan oo doolar si loogu taageero siyaasadda dhaqaalaha Soomaaliya. Kaalmadan ayaa lagu dari doonaa miisaaniyadda dowladda Soomaaliya, iyadoo wadarta guud ee taageerada dhaqaale ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Israeli forces withdraw from Jabalia

Gaza -Photos from central and western Jabalia after the withdrawal of Israeli forces show widespread destruction, with the northern Gaza administration warning residents not to return. The streets in the area are covered in rubble, with most buildings either collapsed or heavily damaged, and the UN HQ and a school that served as a shelter […]

Posted in news in English | Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qeybgalaya shirka Carabta iyo Shiinaha

Beijing May 29, 2024 (QJ)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi oo ku sugan magaalada Beijing ee caasimadda dalka Shiinaha, ayaa hoggaaminaya wafdiga Soomaaliya ee ka qeyb galaya kalfadhiga tobnaad ee shirka heer wasiir ee Madasha Iskaashiga Carabta iyo Shiinaha oo lagu wado in uu furmo. 30-ka May. Madashu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Safaarada Shiinaha oo ka hadashay Somaliland

Muqdisho May 29, 2024 (QJ)-Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay ka qaybgalka Somaliland ee caleemo-saarka madaxweynaha Taiwan ee 20-kii May. Afhayeenka safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa saxaafadda u sheegay in mowqifka Shiinaha uu weli taagan yahay oo ah in Somaliland ay ka tirsan tahay Soomaaliya. “Shiinuhu uma aqoonsana Somaliland dal gaar ah, wuxuuna […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Soomaaliya oo ka mid noqotay dalalka ugu Qisaaska badan

London May 29, 2024(QJ)-Amnesty International ayaa maanta soo saartay warbixinteeda sanadlaha ah, iyadoo liiska dalalka ay ka dhaceen dilalka ugu badan sanadka 2023-ka. Warbixintu waxay iftiimisay in guud ahaan 1,153 xukun dil ah lagu fuliyay caalamka, iyadoo la sheegay in kumannaan dheeraad ah la rumaysan yahay in lagu toogtay Shiinaha. Warbixinta ayaa lagu sheegay in […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »