Home » 11:38 am
Entries posted on “April, 2024”
Muqdisho April 30, 2024 (QJ) – Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed General Ibraahim Sheekh Muxudiin, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Ciidanka Mareykanka ee howlgalada gaarka ah u qaabilsan, Korneyl David Haskell, isagoo kala hadlay dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab. General Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa la hadlay saraakiil sarsare oo Mareykan ah […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Djibouti April 30, 2024 (QJ) – Markab ka soo shiraacday dekedda Jabuuti ayaa lagu weeraray biyaha dalka Yemen, xilli uu markabkaasi ku sii jeeday dekedda magaalada Jeddah ee dalka Sacuudiga. Xuutiyiinta Yemen ayaa lagu soo waramayaa inay saddex gantaal ku dhufteen markabka oo ku sii jeeday magaalada Jiddah, iyadoo la sheegay in mid ka mid […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa April 29, 2024 (QJ) – Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa shacabka iyo dadka ay khusayso ku booriyay inay u diyaar garoobaan doorashooyinka soo socda. Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Md. Muuse Xasan Yuusuf oo warbaahinta la hadlay ka dib kulan ay la yeesheen xubnaha guddida joogtada ah ee golaha wakiillada Somaliland, ayaa shacabka iyo saxaafadda ugu baaqay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London April 29, 2024 (QJ) – Wasiirka Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Munaasabad ka dhacday Safaaradda Britain ee Soomaaliya oo lagu daah furayay Mashruuca Nolosha Wanaagsan, kaasi oo socon doona muddo labo sano ah. Mashruucan ayaa laga fulin doonaa Galmudug, Jubaland, iyo Gobolka Banaadir, iyadoo ujeeddadu tahay in ay ka faa’ideystaan in […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi April 29, 2024 (QJ) Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya kaga qeyb galay shir madaxeedka 21-aad ee Ururka Horumarinta Caalamiga ah (IDA). Shir madaxeedkan ayaa muhiimad gaar ah u leh dowladda Soomaaliya oo dhawaan gaartay heer sare oo deymo ah, iyadoo ujeedkeedu yahay in la helo kaalmo maaliyadeed oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho April 11, 2024 (QJ) -Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, C/fitaax Aadan Xasan, ayaa faah faahin ka bixiyay joogitaanka ciidan aad u hubeysan oo saacadihii la soo dhaafay lagu arkayay qeybo badan oo ka mid ah Magaalada Muqdisho, kadib digniino dhanka ammaanka ah oo ay soo saartay Safaaradda Mareykanka ee Magaalada Nairobi. Waxa uu sheegay in […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Kismaayo April 11, 2024 (QJ) -Ciidamada xoogga dalka ayaa shalay ku dhawaaqay in ay qabteen diyaarad yar oo la rumeysan yahay in ay adeegsanayeen Al-Shabaab. Diyaaradan la qabtay oo ah kuwa yar yar una muuqda kuwa wax basaasa ayaa la toogtay markii ay isku dayeen in ay gudaha u galaan hawada sare ee duleedka degmada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garoowe April 11, 2024 (QJ) Madaxweyne ku xigeenka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa sheegay in wax ka bedelka dastuurka ay fududeynayaan in laga gudbo kala fogaanshaha Soomaaliya. Madaxweyne ku xigeenka Ilyaas Lugatoor waxa uu tilmaamay in haddii Soomaalidu ay kala go’do uu Madaxweyne Xasan Sheekh kaligii qaadi doono mas’uuliyadda. Hadalkan kasoo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Doha April 11, 2024 (QJ) -Yesterday’s attack by Israeli forces that killed three sons of Hamas political leader Ismail Haniyeh is said to have further complicated the ceasefire talks and exacerbated the already tense situation in Gaza. The incident, which occurred on the first day of Eid al-Fitr in northern Gaza, resulted in the deaths […]
Posted in news in English | Read More »
Tel Aviv (QJ)-Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu said on Monday that the date for the invasion of Rafah has been set, according to a video he posted on his official Telegram channel. Netanyahu did not specify the exact date. He also said that “entering Rafah” is necessary for a “complete victory over Hamas.” Netanyahu’s remarks […]
Posted in news in English | Read More »