Home » 7:44 am Entries posted on “January, 2024”

Gollaha Wasiirada Somaliland oo digniin ka soo saaray in laga horyimaado heshiiskii Addis Ababa

Hargeysa January 03, 2024(QJ) -Golaha Wasiirada Somaliland oo maanta isugu yimi shir aan caadi ahayn, ayaa lagu taageeray heshiiska Somaliland iyo Itoobiya, iyagoo sheegay inay tallaabo kasta oo lagama maarmaan ah ka qaadi doonaan cid kasta oo ka soo horjeeda. Golaha Wasiirada oo uu shir guddoominayay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici, ayaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dibadbax looga soo horjeedo heshiiskii Itoobiya iyo Somaliland oo Muqdisho ka dhacay

Muqdisho January 03, 2024 (QJ) -Dibadbax ballaaran oo ay soo qaban qaabiyay Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. banaabaxa ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka, Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir, iyo dadweyne aad u fara badan oo ku nool Caasimadda. Mudaharaadkan ayaa ujeedadiisu ahayd […]

Posted in Sports | Read More »

Dawlada Soomaaliya oo ka soo horjeesatay mawqifka IGAD

Muqdisho January 03, 2024 (QJ) -Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si kulul u diiday war-murtiyeedkii maanta ka soo baxay Urur Goboleedka IGAD, kaasoo ku baaqay in wada hadal lagu dhameeyo arrinta Soomaaliya iyo Itoobiya. War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay aad uga xun tahay hadalkii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madxweynaha Soomaaliya oo la hadlay madaxda Masar iyo Qatar

Muqdisho January 03, 2023 (QJ) – Madaxweynaha Masar, Abdul Fattah al-Sisi, ayaa ballan qaaday inuu taageero Soomaaliya, xili uu jiro khilaafka ka dhashay heshiiskii is-afgaradka ee dhexmaray Somaliland iyo Itoobiya. Xogwareysi uu dhawaan khadka taleefoonka kula yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, al-Sisi ayaa sheegay in Masar ay muujineyso mowqif saaxiibtinimo oo ay ku ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Waddani oo dhaliishay heshiisyadii Muuse Biixi lagalay Soomaaliya iyo Ethiopia

Hargeysa January 02, 2024 (QJ) -War-saxaafadeed goor dhow ka soo baxay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ee Somaliland ayaa looga hadlay heshiiska madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi iyo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed. War-saxaafadeedka ka soo baxay xisbiga Waddani ayaa lagu sheegay inay jiraan heshiisyo iska soo horjeeda oo aanay hore u ogayn xisbiyada mucaaridka ah […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Al Shabaab oo kahor timi heshiiska Addis Ababa

Muqdisho January 02, 2024 (QJ) -Afhayeenka Al-Shabaab, Sheekh Cali Maxamed Raage (Cali Dheere), ayaa si adag uga hadlay heshiiskii Somaliland iyo Itoobiya ay shalay ku kala saxiixdeen Addis Ababa. Wuxuu dhaliilay heshiiskaas, wuxuuna caddeeyay inaan la aqbali karin in Itoobiya ay sheegato qeyb ka mid ah badda Soomaaliya, wuxuuna ku tilmaamay mid khiyaano ah. Sheekh […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaaliland oo Saami ku bedelatay Badda Cas

Addis Ababa January 02, 2023 (QJ) -La-taliyaha Amniga Qaranka ee Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Danjire Ridwaan Xuseen, ayaa sheegay in Somaliland ay saami ku yeelan doonto Shirkadda Diyaaradaha ee Itoobiya ama Itoobiya Telecom. Arrintan ayaa ku soo aadaysa iyadoo qayb ka ah heshiiskii shalay ay labada dhinac ku kala saxiixdeen magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo dhaliilay heshiiskii SL iyo Ethiopia

Muqdisho January 02, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad uu ka jeediyay Baarlamaanka kaga hadlay faragelinta Itoobiya ku hayso arrimaha gudaha ee dalka, ka dib heshiiskii ay Somaliland dhawaan la gashay.. Madaxweynuhu waxa uu sheegay in labada dal [Soomaaliya & Soomaaliya] Itoobiya] waxa ay ahaayeen deris qarniyo badan, wadaaga taariikh dheer […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somali PM rejects Ethiopia, Somaliland Sea port Agreement

Mogadishu January 02, 2024 (SD) -The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, Ms. Hamza Abdi Barre, emphasized the urgent need for the protection of Somalia’s land, sea, and air, warning against any threats to Somalia’s waters. In an emergency meeting held today with the Council of Ministers on Ethiopia’s encroachment on Somalia’s waters, […]

Posted in news in English | Read More »

Madaweyne Geele oo heshiisiinaya jenenda Suudaan ku dagaalamaya

Jabuuti January 01, 2024 (QJ) -Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa kulan la qaatay Taliyaha Ciidamada RSF ee dalka Suudaan Maxamed Xamdaan Dagalo. Waxa ay ka wadahadleen sidii nabad looga dhalin lahaa dalka Suudaan oo hadda ay ka socdaan colaado sababay khasaare nafeed oo aad u badan. Taliye Xamdaan waxa uu sheegay in uu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »