Home » 10:53 pm Entries posted on “January, 2024”

Al Shabaab oo taliye sare ku dilay Mudug

Mudug January 06, 2024 (QJ) -Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta dagaal culus uu ka dhacay deegaan u dhaxeeya Jeex Jeex iyo Caad oo dhaca Koonfurta gobolka Mudug. Iska horimaadkan ayaa waxaa ku lug lahaa ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed (SNA) iyo ciidamo deegaanka ah oo ka soo horjeeda kooxda xagjirka ah ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Itoobiya oo weli difaaceysa heshiiskii ay la gashay Muuse Biixi

Addis Ababa January 06, 2024 (QJ) -Dowladda Itoobiya ayaa mar kale maanta ka difaacday heshiiska ay la gashay Somaliland mucaaradad xooggan oo kaga timid dowladda Federaalka Soomaaliya. Somaliland ayaa heshiiskan ku tilmaantay mid 20 Km oo xeebta ka mid ah ay Itoobiya ka kiraysay muddo 50 sano ah, halka Itoobiyana ay ku andacoonayso in ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Soomaaiya oo sexeex ku baabiiyay heshiiskii Addis Ababa

Muqdisho January 06, 2024 (QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa saxiixay sharci ay baarlamaanka federaalka Soomaaliya ku baabi’inayaan heshiiskii dowladda Itoobiya iyo maamulka Somaliland dhawaan wada qaateen. Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay sharcigan. Madaxweynaha ayaa ku ammaanay wakiilada Aqalka Hoose iyo Aqalka Sare doorka taariikhiga ah ee ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Inidan Navy rescues Hijacked cargo ship off the coast of Somalia

Delhi January 06, 2024 (QJ) -The spokesperson of the Indian Navy released a statement indicating that they rescued all the personnel on board the vessel MV LILA NORFOLK, which was hijacked off the coast of Somalia last night. It was mentioned that 22 crew members were on board, including 17 Indians and 5 Filipinos. The […]

Posted in news in English | Read More »

Somaliland oo u jawaabtay beesha caalamka

Hargeysa January 05, 2023(QJ) -Somaliland ayaa jawaab ka bixisay hadallo iyo baaqyo ka soo yeedhay hay’ado caalami ah iyo dalal dhawr ah oo ku saabsan heshiiska Somaliland iyo Itoobiya, iyadoo sheegtay inaanay hadaladani waxba u dhimayn heshiiska. Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cali Maxamed Xasan oo wareysi siiyay VOA-da ayaa ku andacooday in hadalada ka soo baxay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Soomaaliya oo isugu yeertay Jaamacada Carabta

Qaahira January 05, 2024 (QJ) -Dowladda Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa codsatay in kulan deg deg ah ay yeeshaan Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta. Safiirka Soomaaliya ee Masar ahna Wakiilka Joogtada ah ee Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheekh Cumar ayaa sheegay in Soomaaliya ay u gudbisay Jaamacadda Carabta codsi ku aadan in shir deg deg ah […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xasan Sheekh: Muuse Bada wuxuu u bixiyay in uu ku mudo kororsado

Muqdisho January 05, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaashaaca ka qaaday sababta dhabta ah ee uu Madaxweynaha Somaliland ee muda dhaafka Xilka ku jooga uu heshiiska badda ula sexeexday Abiy Ahmed. Madaxweyne Xasan ayaa khudbadii salaada jimcaha oo uu ka jeediyay masjigka Villa Somalia ayaa sheegay sababata uu Muuse Biixi heshiiska ula sexeexda […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Muuse Biixi oo sheegay in aanu awood u laheyn bixinta badda Somaliland

Hargeysa January 04, 2024 (QJ) – Madaxweynaha Somaliland ee xilka ka sii degaya, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa, waxaanu ka hadlay heshiiska badda ee Itoobiya. Muuse Biixi oo la hadlay dadweynihii isugu soo baxay ayaa sheegay in Somaliland aysan u tanaasuli doonin deegaanadeeda, Biixi, oo la hadlay dadweynihii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Baarlamaanka Puntland oo doortay Guddoomiye iyo ku-xigeeno

-Maanta ayaa magaalada Garoowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland waxaa ka dhacay doorashada guddoomiyaha baarlamaanka maamulkaasi, kadib markii ay si heer sare ah loo soo agaasimay doorashada. C/Risaaq Axmed Siciid ayaa loo doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka Lixaad ee Baarlamaanka Puntland isagoo ka guuleystay saddex musharax oo kale. Maxamed Barre Shire ayaa sidoo kale loo doortay Guddoomiye […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Beesha Caalamka oo ka hadashay heshiiskii Addis Ababa

Moqdisho January 04, 2023 (QJ)- Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka, Matthew Miller, ayaa sheegay in dowladda Mareykanka ay ka walaacsan tahay xiisadaha ka taagan Geeska Afrika. Miller oo ka jawaabayay su’aal la xidhiidha is-beddelada ka socda Itoobiya iyo Somaliland iyo xiisadaha ka dhashay, waxa uu ku nuux-nuuxsaday baahida loo qabo in dhammaan dhinacyada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »